Home / WARARKA MAANTA

Category Archives: WARARKA MAANTA

Feed Subscription

Deg Deg: Ciidamada Jubbaland oo Heegan buuxa la galiyay

Deg Deg: Ciidamada Jubbaland oo Heegan buuxa la galiyay

OgaalFM-  Wararka inaga soo gaaraya  degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad cabsi ah laga dareemayo degmada Afmadow iyo deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose kadib markii boqolaal ka tirsan Al-shabaab oo aad u hubeysan ...

Read More »

Qarax ka dhacay Magaalada Gaarissa.

Qarax ka dhacay Magaalada Gaarissa.

OgaalFM-  Hal ruux ayaa la soo wariyay inuu ku geeriyooday Qarax ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Huluuqo iyo Sangailu oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Qaraxaan ayaa wuxuu qabsaday gaari nooca gurmadka deg deg ah ee Ambulance-ka ...

Read More »

Kenya oo dishay sarkaal ka tirsan Shabaab.

Kenya oo dishay sarkaal ka tirsan Shabaab.

OgaalFM- Dowladda Kenya ayaa sheegay in ay dishay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ay baadi goobaysay muddo sanado ah . Dowladda Kenya ayaa sheegay in muddo aad u dheer ay baadigoobaysay shaqsigaas oo ay sheegtay in uu tirsana ururka Shabaab. ...

Read More »