Home / DHAGAYSO

Category Archives: DHAGAYSO

Feed Subscription

Sharapova oo laga mamnuucay tennis-ka

Sharapova oo laga mamnuucay tennis-ka

Maria Sharapova, oo ah gabar horay kaalinta koowaad kaga jirtay ciyaaraha tennis-ka, ayaa tartamada laga mamnuucay muddo laba sano ah, ka dib markii dhiigeeda laga helay daroogo mamnuuc ah. Maria oo u dhalatay dalka Ruushka ayaa ka hari doonta tartanka ...

Read More »

Laba qof o ku dhintay Ceel ay ku dhaceen Gobolka Mudug

Laba qof o ku dhintay Ceel ay ku dhaceen Gobolka Mudug

Gudoomiyaha deegaanka  bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa sheegay in labadaasi  nin ay ahaayeen reer guuraa xoolo ka waraabsaday ceelka kadibna dhar ku dhaqanayey mid kamid ah ayuu sheegay inuu ku dhacay kan kalana soo bad baadi isyiri oo raacay. Fu,aad ...

Read More »