Home / WARARKA MAANTA / Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad Suggida iyo Sirdoonka Puntland.
Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad Suggida iyo Sirdoonka Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad Suggida iyo Sirdoonka Puntland.

OgaalFM- Wararka naga soo gaaraya puntland ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday taliyihii nabad sugid Puntland iyo ku xigeenkiisii.

Madaxweynaha Puntland  ayaa xilkii ka qaaday taliyihii nabad sugida puntland Sharmake Sheekh Doon iyo sidoo kale ku xigeenkiisii Abshir Aadan .

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sidoo kale taliyaal cusub  u magacaabay sirdoonka Puntland Taliyaha Cusub nabad sugida Puntland ayaa loo magacaabay  Gaashaanle Dhexe Dhexe Maxamud Cabdi Maxamad Taliyaha ciidanka hay’ada PIA, ku xigeen Gaashaanle Dhexe Siciid Salaad Maxamad.

WAREEGTO

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*