Home / WARARKA MAANTA / Howlgal gaar ah oo ka dhacay degmada Waaberi.
Howlgal gaar ah oo ka dhacay degmada Waaberi.

Howlgal gaar ah oo ka dhacay degmada Waaberi.

OgaalFM-  Ciidamada dowladda  Soomaaliya ayaa goor dhaw  waxay  waxa ay howlgal gaar ah ka sameeyen degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa howgal ah ka fuliyey degmada Waaberi, gaar ahaan xaafadaha ku dhow xarunta degmada.

Wararka ayaa intaas ku daraya ciidanka dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen 2 qof oo ay baadigoobaayeen.

Ciidamada ayaa xiray wada, waxaana ay galeen guri aanan ka fogeyn Saldhiga Degmada Waaberi, halkaasi oo ay kala soo baxeen labo ruux.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*