Home / WARARKA MAANTA / DHAGEYSO: Dowladda oo si siman u qeybinaysa deeqdii ka timid Turkiga.
DHAGEYSO: Dowladda oo si siman u qeybinaysa deeqdii ka timid Turkiga.

DHAGEYSO: Dowladda oo si siman u qeybinaysa deeqdii ka timid Turkiga.

OgaalFM- Wasiiro Dowlaha Wasaarada Arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/rashiid maxamed Xidig ayaa sheegay in Wasaarada Arrimaha gudaha ay si dhaw ula socon doonto markabka gargaar ee Dowlada Turkiga ay ugu deeqday Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan in ay gargaarkaasi gaarsiiyaan shacabka Soomaaliyeed isla markaana ay u qeybiyaan sidii loogu tala galay.

Waxa uu ku baaaqay in la joojiyo waraaqaha faraha badan oo aan la ogeyn cida rasmi ahaan iska leh ee la doonayo in shacabka Soomaaliyeed lagu qaldo.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*