Home / BARNAAMIYADA / Gudomiyaha Baarlamaanka”Xildhibaanada waa inay ka Shaqeyaan Masiirka Soomaaliya
Gudomiyaha Baarlamaanka”Xildhibaanada waa inay ka Shaqeyaan Masiirka Soomaaliya

Gudomiyaha Baarlamaanka”Xildhibaanada waa inay ka Shaqeyaan Masiirka Soomaaliya

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in guddiga loo xil saaray Arrinta sharciyeynta  doorashada soomaaliya in ay dalbadeen in fursad la siiyo mudo labo casho ah

Xilibaanada baarlamaanka fadaraalka soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu waday inay ka doodaan qorshaha Xukuumada ay u diyaariso doorashada dalka ka dhaceysa sanadkaan oo ay hada gacanta ku hayaan guddi uu gudoonka Baarlamaanka u magacaabay in ay sharci ka soo dhigaan.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*