Home / BARNAAMIYADA / Dhageyso: Waa Sidee Noolasha Ardayda Soomaaliyeed ee Wax kubarta Jaamacadaha Dalka Hindiya.
Dhageyso: Waa Sidee Noolasha Ardayda Soomaaliyeed ee Wax kubarta Jaamacadaha  Dalka Hindiya.

Dhageyso: Waa Sidee Noolasha Ardayda Soomaaliyeed ee Wax kubarta Jaamacadaha Dalka Hindiya.

Shalay ayay aheyd Markii Dowlada Dalka Hindiya ay xabsiga dhigtay muwaadiin Soomaaliyeed oo laga sheegay in ay kunool laayeen meel ku dhow magaalada Hyderabad ee dalka India.
Tirada Soomaalida lagu xiray dalka India ayaa lagu sheegay in ay dhan yihiin 2 qof oo rag ah sida laga soo xigtay warbaahinta dalka India.

Boliiska magaalada Golconda ayaa xiray Awais Mahamoud Jamac oo 31 sano jir ah iyo sidoo kale Fadhi Mahamoud Jamac oo 33 sano jir ah,waxaa sidoo kale la xiray nin kale oo magaciisa lagu soo gaabiyey Axmed.
Hadaba si Warbaahinta Xuquuqul Insaanka iyo Arrimaha bani’aadanimo ee Ogaal ay wax uga ogaato Waxaan la Xiriirnay Maxamed Cali Axmed o ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed e Wax ku barta Dalkaas Hindiya gaar ahaan Magalaada Heydarbaad, Waxaa uuna qadka Taleefoonka Ugu Waramay Wariyaheena Mascuud Warsame isxaaq o Jooga Muqdisho.

Halkaan Hoos Ka dhageyso:

Osmania-University-Hyderabad

 

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*