Home / BARNAAMIYADA / Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Maanta hogaan Cusub dooranaya
Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Maanta hogaan Cusub dooranaya

Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Maanta hogaan Cusub dooranaya

Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku dooranayo hogaan Cusub oo ah Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.
Waxaa hada soconeyso qaban qaabada Xaflada lagu dooranayo Xoghayaha guud ee NUSOJ.
Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimo ee Xoghayaha guud ee NUSOJ.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*