Home / BARNAAMIYADA / Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis u fidiyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee kataisan Ururka Al-shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis u fidiyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee kataisan Ururka Al-shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis u fidiyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee kataisan Ururka Al-shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maalinta dhalinyarada awgeeda uu markale ku celinayo in cafis loo fidiyay dhalinyarada ka tirsan ururka Al-shabaab.

Waxa uu ku taliyay madaxweynaha Soomaaliya in dhalinyarada wali ka barbar dagaalameysa ururka Al-shabaab in ay isku soo dhiibaan dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay madaxweynaha in aan la waxyeeleen doonin dhalinyarada oo cafis loo fidin doono.
Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay Taalada SYL xilli uu ka qeyb galayay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*