Home / BARNAAMIYADA / Fartuun Cismaan oo ku guulaysatay Abaalmarinta Macalinka ugu Wanaagsan kubadda kolayga Maraykanka
Fartuun Cismaan oo ku guulaysatay Abaalmarinta Macalinka ugu Wanaagsan kubadda kolayga Maraykanka

Fartuun Cismaan oo ku guulaysatay Abaalmarinta Macalinka ugu Wanaagsan kubadda kolayga Maraykanka

Fartuun Cismaan Maxamed oo ah gabar Soomaali ah oo ku nool dalka Maraykanka ayaa markii ugu horaysay ku guulaysatay abaal-marinta macalinka ugu wanaagsan kubadda kolayga ee Double Coal Coach award.
Abaalamarintaan oo ay bixiyaan xiriirka ciyaaraha maraynkanka ayaa waxaa laga soo xulay 2400 oo qof waxaana la gudoonsiiyey 50 qof oo kamid tahay Fartuun ah gabar Soomaaliyeed.
Fartuun Cismaan Maxamed oo o Warbnaahinta la hadashay ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay guushaan ay gaartay oo ay ku tilmaantay mid guul u ah Ummada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Maraykanka.

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*