Home / BARNAAMIYADA / DHAGEYSO: Madaxweynaha”Ciidanka NISA maalin walba waxay ka hor tagaan qaraxyo badan”
DHAGEYSO: Madaxweynaha”Ciidanka NISA maalin walba waxay ka hor tagaan qaraxyo badan”

DHAGEYSO: Madaxweynaha”Ciidanka NISA maalin walba waxay ka hor tagaan qaraxyo badan”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay  amniga  magalada Muqdisho,waxa uuna Xasan Sheekh amaanay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay ka hor tageen weeraro badan oo shabaab ay qorshaynayeen in ay ka geystaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweynaha dalka ayaa ku taliyey nabad sugida gobolka Banaadir iyo gudoomiyaasha degmooyinka gobolka  ay isla shaqeyaan si  mar waliba loogu hor tago falalka amni daro ee ka dhaca magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkaan ka sheegay kulan xalay ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir .

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*