Home / BARNAAMIYADA / Dhagayso: Kalkaaliyaasha Soomaaliyeed oo baaq u diray Wasaarada caafimaadka Soomaaliya in ay dib u furto Machadkii Kalkaalnimada.
Dhagayso: Kalkaaliyaasha Soomaaliyeed oo baaq u diray Wasaarada caafimaadka Soomaaliya in ay dib u furto Machadkii Kalkaalnimada.

Dhagayso: Kalkaaliyaasha Soomaaliyeed oo baaq u diray Wasaarada caafimaadka Soomaaliya in ay dib u furto Machadkii Kalkaalnimada.

Dagaalladii sokeeye ee 1991-dii waxay u horseedeen dalka burbur dawladeed iyo khilaafaad soo jiitama, Waxaa meesha kabaxay adeegyadii Muhiimka u ahaa buslshada Sida caafimaadka.

Kalkaaliye sare Maxamed nuur ciid oo kamid ah kalkaaliyaasha iminka kahowlgala dalka gaar ahaan isbitaal Madiino oo lahadlay warbaahinta Ogaal FM waxa uu sheegay dalka soomaaliya uu aad uga liito adeegii kal kaaliyanimada islamarkaana ay meesha kabaxday arintaasi

Kal kaaliye sare Maxamed nuur ciid waxa uu tilmaamay dalka soomaaliya aysan laheen machad lagu barto xirfada kalkaaliyanimada islamarkaana dowlada soomaaliya gaar ahaan wasarada caafimaadka dalka looga baahanyahay inay dib u soo celiso machadkii lagu baran jiray xifrada kalkaaliyanimada.

Kalkaaliye sare Maxamed nuur ciid waxa uu sidoo kale sheegay in dowlada dhexe ay aad uga gaabisay soo nooleenta adeegyadii muhiinka u ahaan caafimaadka isaga oo arimahaasi kahadlaya waxa uu yiri

Wasarada caafimaadka dalka ayaa looga fadhiyaa dib u soo nooleenta adeegyada caafimaad ee uu dalka lahaa.

 

Halkaan ka dhagyso Codka 

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*